Fanaanka Caanka Ah Ee Axmed Cali Cigaal Oo Lagu Soo Dhaweeyay Xarunta Deegaanka Ee Magaalada Jigjiga.

Jigjiga(cakaaranews)Talaado, 17ka October 2017. Waxaa garoonka caalamiga ah ee magaalada jigjiga lagu soo dhaweeyay fanaanka soomaaliyeed ee caanka ah ee mudane Axmed Cali Cigaal iyadoo garoonkana ay kusoodhaweeyeen Masuuliyiin heer deegaan ah oo uu horkacayo wasiirka xafiiska dhaqanka iyo dalxiiska DDSI mudane Baashe Cabdi Ismaaciil iyo qaarkamid ah abaawanada iyo fanaaniinta deegaanka.

Hadaba, fanaankan caanka ah ee mudane Axmed Cali Cigaal oo soo dhawayn kadib dareenkiisa kahadlay aya sheegay in dareenkiisa fraxadeed ee maanta uusan marnama qiyaasi karin islamarkaana uu aad u faraxsan yahay, una mahadcelinayo dhamaan bulshada deegaanka iyo xukuumada DDSI ee uu hogaanka uhayo Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar.

Sidookale, wasiirka xafiiska dhaqanka iyo dalxiiska DDSI mudane Baashe Cabdi Ismaaciil iyo abwaan axmed budul oo dhankooda kahadlay ayaa sheegay in ay aad ugu faraxsanyihiin soodhawaynta ay soo dhaweeyeen fanaanka caanka ah ee axmed cali cigaal islamarkaana ah fanaan soomaaliyeed oo kasoojeeda deegaanka soomaalida itoobiya.

Iskusoowada duuboo,  waxaa xusid mudan in xarunta deegaanka ee magaalada jigjiga  ay noqotay  caasimad ay si isdabajoog ah u imanayaan dadka caanka ah iyo waliba xubnaha sarsare ee kasocda dawladaha iyo hay’adaha caalamiga ah

 

 

10ኛው የኢ.ፈ.ደ.ሪ. ሰንደቅ አለማ በዓል ቀን በጅግጅጋ ከተማ በድምቀት ተከብሯል!!

ጅግጅጋ (Cakaara News) ሰኞ, ጥቅምት, 06  2010ዓም  “ራዓይ ሰንቀናል ለላቀ ድል ተነስተናል’’ በሚል መሪ ቃል በዛሬው ዕለት10ኛው የሰንደቅ ዓላማ ቀን ክብረ በዓል  በደማቅ ስነሥርዓት ክልል ደረጃ በጅግጅጋ ስታድዮም ተከበሯል፡፡

በዚህ ክብረ በዓል ለይ የተደሙት የክልሉ ከፍተኛ አመራር አካላት የክልሉ ፕሬዚዳንት አቶ አብዲ መሀሙድ ኡመር፣ የክልሉ ምክትል ፕሬዚዳንቶች፣ የክልሉ ቢኔ አባለት፣ የመንግስት ሰራተኞች፣ የሀገር መከላክያ ሰራዊት፣ የክልሉ ፀጥታ አካላት፣ ሀገር ሽማግሌዎች፣ የጅግጅጋ ከተማ ነዋሪዎች፣ የኃይማኖት አባቶች ተሳትፏል፡፡

በበዓሉ ላይ ንግግር ያደረጉት የክልሉ ፕሬዝዳንት ክቡር አቶ አብዲ መሀሙደ ኡመር  ለመላው የኢትዮጵያ ህዝቦችና የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ህዝብን ለ10ኛው የሰንደቅ ዓለማ በዓል የእንኳን አደረሳችሁ መልዕክታቸዉን አስተላልፏል፡፡ የኢትዮጲያ ቤሔራዊ ሰብደቅ አላማችን ስናከብር ለሀገራችን በሔሮች ቤሔሮችብሔረሰቦችና ህዝቦች ማንነት  ውድ ህይወታቸው ለፀዉት ሰማዕታት ክብር መስጠት እንደሚገባም ርዕሰመስተዳደሩ አሳስቧል::

ከዚህ በተያያዜም ርእሰ መስተዳድሩ ባስተላለፉት መልዕክት እንዳሉት የአዲሲቷ ኢትዮጵያ ሰንደቅ ዓላማ ዕውን ለማደረግ ውድ የህዝብ ልጆች ባካሄዱት እልህ አስጨራሽና መራራ ትግል መተኪያ የሌለውን ህይወታቸውን ማሳለፋቸውን መገንዘብ ይገበናል ብለዋል።

የሰንደቅ ዓላማ ቀን ስናከብር ከሰንደቅ ዓላማው ላይ የሚቀመጠው ብሔራዊ ዓርማ የኢትዮጵያ ብሔሮች፣ ብሔረሰቦች፣ ህዝቦች እኩልነትናሃይማኖቶች ነፃነትአብሮ ለመኖር ያላቸው ብሩህ ተስፋ የሚያንፀባረቅ መሆኑን ማስተዋል ይጠብቅብናል፡፡

የአዲሲቷ ኢትዮጵያ ትውልድ መሆናችን  በልባችን ሰንደቅ ዓላማችን መቅረጽ ይኖርብናል ነው ያሉት በሌላ በኩል አቶ አብዲ መሀሙድ ሰንደቅ አላማችን ከፍ አደርገን በማውለብለብ ደህንነትን ለማሸነፍ የጀመር ነው ትግል ለማሳካት ሁላችንም በሰንደቅአላማችን ፊት ቃል የሚንገባበት መሆኑን ተናግሯል:: ላለፉት አመታት በሰንደቅ አላማችን ሥር ሆንን ዘርፈብዙ  እድገት ማስመዝገብ ችለናል ነው ያሉት በቀጣይም የሀገራችን ህዳሴ እውን ለማድረግና የነጌ ተስፋችን መሰነቅ የሚንችለው በሰንደቃችን ሥር መሆኑንና ሰንደቅ አላማችን ማክበርና ማስከበርም የሁላችንም ኃላፊነት መሆኑን አስገንዝቧል::

በተጨማሪም ርዕስመስተዳደሩ በኢትዮጲያ ሶማሌና በኦሮሚያ ክልሎች አዋሰኝ አከባቢዎች በተፈጠረው ግጭት በሰላምና በውይይት ለመፍታት ዝግጁ መሆናቸውና ሁለቱ ህዝቦች ወደ ቀድሞ ሆነታቸው ለመመለስ እንደሚሰሩም ገልፀዋል::

 በሌላ በኩል ባለፈው ቅዳሜ እለት በጎረበት ሶማሊያ ርዕስመዲና ሙቃዲሾ አሸባሪው አልሸባም ባፈነዱት የቦምቢ ጥቃት ውድ ህይወታቸው ላጡ ንፁሃን ዜጎችና ጉዳት ለደረሰባቸው ወገኖች በክልሉ መንግስትና ህዝብ ስም የተሰማቸውን ጥልቅ ሀዘን ገልፀዋል::

በመጨረሻም የክልሉ ፕሬዝደንት አብዲ መሀሙድ የክልሉ ህዝብ ፀረሰላም ኃይሎችና አሸባሪዎችን በጋራ በመዋጋት ለተገኙን ሰላም በማስጠበቅና ልማትን በማስቀጠል የበኩላቸውን ድርሻ እንድወጡ አሳሲቧል::s

 

 

Awbare Iyo Mashruuca DRDIP Oo Tababar U Qabtay 70 Xubnood

Awbare(cakaaranews)Isniin 16ka October 2017. Mashruuca horumarinta iyo kajawaabida saamaynta ay qaxootiyadu kureebaan bulshada magaciisana loo soo gaabiyo DRDIP islamarkaana hoosyimaada xafiiska horumarinta Beeraha iyo khayraadka dabiiciga ah DDSI, iyadoo mashruucanina u kuhawlan yahay taageerida bulshada kudhaqan qaarkamid ah degmooyinka qaxootiyadu degan yihiin ee Deegaankeena islamarkaana 70 xubnood oo kudhaqan degmada awbare tababar u bilaabay.

Hadaba, mudane Cabdifataax Makhtal Siraad ooah khabiir katirsan mashruuca DRDIP ee xafiiska Horumarinta beeraha iyo khayraadka dabiiciga ah oo warbaahina deegaanka ayaa sheegay in mashruucan ujeedadiisu tahay taakulaynta bulshada deegaanka gaar ahaan kuwa ay saamaynta kuyeesheen qaxootiga ladajiyay goobtaas ay ku nool yihiin. Wuxuuna intaa kudaray in degmada awbare ay tababar u bilaabeen 70 xubnood oo kamid ah bulshadaas kuwaasoo badankoodu ay yihiin beeralay gaar ahaan beeralayda hormuudka ah, technical comitee yada, DA  iyo xubno kamid ah xoolo dhaqatada.Wuxuuna xusay in tababarkan ujeedadiisu tahay sidii kaqaybgalayaasha fahan buuxa looga siin lahaa nidaamyada waxsoosaarka iyo beerashada casriga ah. Iyadoo casharada labarayana ay kamid yihiin dalagyada kaladuwan ee beeraha, dalagyada kaladuwan ee calafka xoolaha, nidaamka rimay gacmeedka xoolaha iyo waliba kafaa’iidaysiga shinida

Iskusoo wada duuboo, waxaa xusid mudan in khabiiradan katirsan mashruuca DRDIP ay muda yar kahor tababar kan lamid ah ka fuliyeen dgmada doolo-cado ee gobolka liibaan degmadaas oo iyana  kamid ah degmooyinka ay qaxootigu degan yihiin.

The 10th National Flag Day Was Celebrated at Jigjiga City

Jijiga,(cakaaranews). Monday, 16, October, 2017. The 10th national Flag Day has been celebrated across the country as well as Somali regional state. The ceremony event which the regional state has beautifully organized was held at Jigjiga Soccer Stadium. This celebration ceremony was attended by regional higher officials including ESRS President H.E Abdi Mohamoud Omar, Vice Presidents, members of the cabinet, regional staff, Liyu national army, police officers, traditional elders and different parts of the community living in Jigjiga city.

Opening of the ceremony, ESRS President H.E Abdi Mohamoud Omar, sent a congratulatory message on National Flag Day to all Ethiopian people especially ESRS community. He stated that the celebration of this day is great to the hearts and minds of all ethnics and peoples of Ethiopia especially Ethiopian Somali people. The president added that our flag is the main symbol of our sovereignty and emblem of our unity in diversity. The DDSI President has addressed that peace and stability has a lot of significance to the people of Ethiopia. He stressed that Ethiopian Somali regional state and its people belongs a commitment to respect  to live together in peaceful manner and also to search favorable solution for ending the border conflict between Oromo and Somali regions. He added violence and disturbances exist in same parts of Somali and Oromo region border must be ended. This is an act that dragging the country back into the realm of poverty and undo the benefits achieved in recent years president Abdi Mohamoud said.

Meanwhile, the president asked ESRS people to struggle enemies of our country’s security especially terrorists such like Alshabab which is the only terror that exist in east Africa.  

Finally the president sent a condolence message to federal democratic republic of Somalia particularly the families and relatives who their family members died the car bomb blast which Alshabab terror exploded at Mogadishu where more than 250 people died.  

 

  

Munaasabada 10aad Ee Xuska Maalinta Calanka Dalka Oo Si Meeqaam Sare Ah Looga Xusay Jigjiga.

Jigjga,(cakaaranews), isniin, 16ka October, 2017. waxaa maanta si meeqaam sare ah  looga xusay guud ahaan dalka gaar ahaana deegaanka soomaalida itoobiya  khaasatan  caasimada  deegaanka  jigjiga munaasabada  10,aad ee  xuska maalinta calanka jamhuuriyada dimoqraadiga faderaalka itoobiya.

Haddaba, munaasabadan xuska oo si qurux badan loo soo agaasimay ayaa ka dhacday garoonka kubada cagta ee caasimada deegaanka ee jigjiga , Waxaana ka soo qaybgalay masuuliyiinta xukuumada DDSI ugu saraysa oo uu ka mid yahay madaxwaynaha DDSI mudane cabdi maxamuud cumar, madaxwayne ku xigeenada DDSI golaha ,kaabineega DDSI, golaha wasiirada, shaqaalaha heer deegaan, ciidamada qaranka, ciidamada kala duwan ee amniga DDSI, odayaal dhaqameedka deegaanka, qaybaha kala duwan ee bulshada ku dhaqan caasimada DDSI  iyo kooxaha fanka iyo suugaanta DDSI

Waxaana ugu horaynii ka hadlay munaasabadan xuska maalinka calanka dalkeena itoobiya Madaxwaynaha DDSI mudane Cabdi Maxamuud Cumar   oo  ugu horayntii ugu hambalyeeyay guud ahaanba shacab waynaha reer  itoobiya gaar ahaan shacabka DDSI meel kasta oo ay joogaan  munaasabadan qaaliga ah ee  xuska maalinta calanka qaranka. Madaxwaynaha ayaa sheegay in ay tahay maalin ay xusitaankeedu ku  wayn tahay  quluubta iyo qalbiyada  dhamaan Qowmiyadaha iyo shucuubta reer itoobiya gaar ahaana shacabka DDSI islamarkaana loo soo maray halgan adag helitaanka calankan qaranka. Wuxuuna madaxwaynahu intaa kudaray in  calanku uu yahay astaanta kaliya ee muujinaysa qaranimada, madax-banaanida, midnimada wada noolaanshaha iyo is-jacaylka qoomiyadaha iyo shucuubta kala duwan ee dalkeena itoobiya. Madaxwaynaha DDSI ayaa si qoto waribiyay ahmiyada ay leedahay nabad kuwada noolaanshaha qoomiyadaha iyo shucuubta itoobiya wuxuuna sheegay in ay  ka go’antahay xukuumada DDSI iyo shacabka DDSI hirgalinta nabadgalayda xalwaara loogu helayo  xalinta khilaafaadka  xuduuda deegaanka soomalida itoobiya iyo deegaanka oromada. Dhinaca kale madaxwaynaha DDSI ayaa tacsi diiraanyo u diray   dawlada soomaliya iyo shacabkeeda isaga oo uga tacsiyadeedyay dadkii soomalida ahaa ee sida arxan-tarada ah loogu xasuuqay caasimada soomaliya ee muqdisho.  Ugu dambayntii madaxwaynaha DDSI ayaa  ku booriyay qay-baha kala duwan ee shacabka DDSI in ay sii adkeeyaan  ilaalinta nabadgalyada deegaanka si aan carqalad loo galinin geedi socodka xawaaraha horumarka deegaanka iyo guud ahaanba dalkeena itoobiya islamarkaana la sii xoojiya la  tadagaalanka aragtida xagjir-nimada iyo falalka xun ee argagixisanimada ah ee ay wadaan kooxaha nafla caariga ah  gabaadka ka dhiganaya kana ganacsanaya diinta islaamka    

 

Munaasabadan ayaa intii ay socotay waxay   Kooxaha fanka iyo suugaanka DDSI oo ku soo bandhigeen  heeso iyo dhaantooyin si wayn loogu kacay oo ka turjimaya ahmiyada uu leeyahay calanka qaranka dalkeena itoobiya. 

Delegation Led by FDRE Deputy Prime Minister Dr. Demeke Mekonnen Had Arrived Somali Region.


Qoloji(cakaaranews). Sunday 15th October, 2017. Large delegation led by FDRE Deputy Prime Minister H.E Demeke Mekonnen accompanied by EPRDF executive members and disaster prevention and preparedness ministry officials have visited Somali region, ESRS president H.E Abdi Mohamoud Omar and other regional officials have warmly welcomed this delegation at Qolaji kebele.


The delegation visit was aimed to observe the current situation on the IDPs, which the conflict between Ethiopian Somali and Oromo regions affected. In addition to this, the delegation has held a meeting with Somali region traditional elders and also IDPs at Qoloji kebele. This meeting has been discussed on how to end the existing conflict which foreign enemies of our federal system and constitution are organized and fueling.
After that, the delegation and ESRS officials identified the whole number of the Somali displaced people which is 8,300 households or 55, 874 individuals who live five different sits.  


On the other hand, this meeting, Somali region traditional elders have been addressed the existing problems that caused by the conflict and the significance role that the federal government has to reach a condition of immediate and durable solutions and to take appropriate action to whoever act against the national rule and law. Again they said that Ethiopian Somali people are always adhering as well as respecting national rule of law as well as regional state administration directives.


During the meeting, FDRE Deputy Prime Minister Mr. Demeke Mekonnen addressed important remarks on the solution of the conflict and how to deal with the two brotherly states in order to never happen again. He stressed that the federal government is deeply disappointed by the problems that faced both sides. In such away, he said that the federal government is engaged to solve the conflict through a variety of consultations and discussions.  Also he pointed that the government will punish the perpetrators who committed the offences of killing innocent people.

Moreover, EPRDF Headquarters head Mr. Shiferaw Shigute, said that they are feeling sad about the conflict between Somali and Oromo regions. He noted that neither the two regions is the reason behind this conflict but an external enemy which is against our federal system have created and implemented the conspiracy behind this conflict. He stressed that the two communities of the two regions are brothers and sisters who shares same culture, religion, and blood. However they need to establish a better relationship in order to have a life together in peacefully and prosperity Shiferaw said.

Finally, the delegation led by FDRE Deputy Prime Minister Demeke Mekonnen departed from Jigjiga international airport.

More Articles...

  1. Raisal-wasaare Kuxigeenka JDFI mudane Dhamaqe Mokonnen Iyo Wafti Balaadhan Uu Hogaaminayo Oo Soo Gaadhay Deegaanka
  2. Bulshada Dajinta Loo Sameeyay Ee Kudhaqan Tuulada Suufley Oo Soo Dhawaysay Kafaa’iidaysiga Waxsoosaarka Beeraha
  3. Kulan Lagu Shaacinayay Miisaaniyada MMJ Looguna Diyaar Garoobayo Munaasabada 10aad Ee Xuska Calanka Dalka Oo Ka Dhacday Jigjiga
  4. Xafiiska Waxbarashada Oo Qabtay Shir Kusaabsan Udiyaargarawga Munaasabada Xuska 10aad Ee Maalinka Calanka Qaranka
  5. Shirkii Qiimaynta Waxqabadka Rubucii 1Aad Ee Degmooyinka Gobolka Faafan Oo Ka Furmay Harta-sheekha.
  6. Qalabka Nidaamka Maaraynta Dugsiyada Oo Lagu Wareejiyay Dugsiga Hoyga Agoonta Ee jigjiga iyo Dugsiga Hoyga Agoonta Fiiq
  7. ጠቅላይ ሚኒስትር ኃይለማሪያም ደሳለኝ ከአሜሪካ ሴኔትና ኮንግረስ አባላት ጋር በኢኮኖሚከሴ ሠላምና ጸጥታ ማስከበር ጉዳዮች ላይ ተወያዩ።
  8. President A.M.O Back To Jigjiga
  9. MW CMC Oo Dib Ugusoo Laabtay Xarunta Deegaanka
  10. Senator James Inhofe Admired the Ethiopia's Impressive Economic Growth
  11. RW JDFI mudane Hailemariam Desalegn Oo Xafiiskiisa Kuqaabilay Wafti Kasocday Golaha Xildhibaanada Maraykanka
  12. Xaflad Lagu Abaalmarinayay Dhalinyaradii Tabarucaadka Waxbarashada bixinayay xiliga fasaxa oo ka dhacday jigjiga.
  13. President.CMC went to the capital Addis Ababa
  14. MW CMC Oo U Duulay Dhanka Xarunta Dalka
  15. Wafti Heer Caalami Ah Oo Lagusoo Dhaweeyay Magaalada Godey
  16. ESRS Diaspora Provided Grant Food and Materials to Somali Displaced People at Qolaji
  17. Kulan lagu Qiimaynayo Waxqabadka Rubucii 1aad ee maamulka magaalada dhagaxbuur oo Furmay.
  18. Dib U Magacaabis Jaaliyada DDSI Ee Australia
  19. Qurbajoog Udhalatay DDSI Ayaa Deeq Raashin Ah Gaadhsiisay Bulshada Kasoo Barakacday Deegaanka Oromiya
  20. Jigjiga University Made Warm Welcoming to Its 2010 Academic Year Student
  21. የጅግጅጋ ዩኒቬርሲቲ ነባር ተማሪዎች በጅግጅጋ ከተማ በደማቅ ሁኔታ ቅብብል ተደረጉለት፡፡
  22. Soo Dhawayn Balaadhan Oo Loo Sameeyay Ardaydii Waxka Baran Jirtay Jaamacada Jigjiga
  23. Ceelasha Caanka Ah Ee Malayko iyo Mugwayn Oo Daawaynta Iyo Talaalka Xooluhu Kabilawdeen
  24. ማሳሰቢያ!!
  25. Notice :
  26. Ogaysiis:
  27. Kalfadhigii 5aad Ee Golaha Wakiilada Shacabka Iyo Golaha Fadareeshinka Dalka Oo Si Rasmiya U Furmay.
  28. Tababar Loo Qabtay Xirfadlayaasha Caafimaadka Ee MMJ
  29. Jaaliyada DDSI Ee Wadanka Sweden Oo $ 18,200 Ugu Deeqay Shacabkii Soomalida Ahaa Ee Ka Soo Barakacay Deegaanka Oromiya.
  30. Tababar loo Qabtay 70 Xubnood Oo kamid Ah Xoolodhaqato-beeralayda Degmada Doolo-Cado
  31. Fiiq iyo Shaqo-abuurka Dhalinyarada Oo La Gudoonsiiyay Lacagahii Shaqo-abuurka Loogusmeeyay
  32. በቆለቺ ቀበሌ የሚገኙ ተፈናቃይ ወገኖች በዘላቂነት እንድቋቋሙ መንግስታዊና መንግስታዊ ያልሆኑ ተቋማት ተሳትፎቸው የሚያጠናከሩበት የምክክር መድረክ ተካሄዷል
  33. Kulan Kusaabsan Taageero-siinta Bulshada Ladajiyay Tuulada Qoloji Oo Kaqabsoomay Jigjiga
  34. Talaal iyo Daawayn Laga Fuliyay Ceelasha Caanka Ah Ee Ceelxaar iyo Hadhaawe
  35. Qiimayntii Waxqabadka Rubucii 1aad Ee Degmooyinka Gobolka Nogob.
  36. Wakiilka UNDP U Fadhiya Dalkeena Itoobiya Oo Si Diiran Loogu Soo Dhaweeyay Jigjiga.
  37. የኢትዮጵያ ሶማሊ ክልል መንግስት ከኦሮሚያ ክልል የተፈናቀሉ ህብረተሰብ የምግብ፡መድኃኒትና የቤት ቁሳቁሶች እርዳታ ለገሴ፡፡
  38. Shirkada Tacab iyo Maal iyo Tababar Loo Qabtay Dhalinyarada Deegaanka Oo Ka Kalayimid Degmooyinka iyo Maamul-magaalooyinka DDSI
  39. Xukuumada DDSI Oo Deeq Isugu jirta raashin,dawooyin iyo agab gaadhsiiyay bulshadii ka soo barakacday deegaanka oromiya Qoloji,
  40. Gobolka Qoraxey iyo Shirkii Qiimaynta Waxqabadka Rubaca 1aad Oo Kadhacay Magaalada Qabridahar
  41. Abaabulka Waxbarashada Gobolka Qoraxay.
  42. Kulan Wadatashi ah Oo Kaduwan Kulamadii Hore
  43. የኢትዮጵያ ሶማሊ ክልል መንግስትና አገር ሽማግሎች በኦሮሚያ ጥቃት ላይ የጋራ አቋም መግለጫ ይፋ አደረጉ
  44. ESRS Underlined the Reasons behind Oromo People’s War on Ethiopian Somalis
  45. Gobolka Siti iyo Abaabulkii Waxbarashada Oo Sifiican Uga Socota
  46. በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል የገጠር መንገዶች ግንባታ የስኬትጉዞ!
  47. Xamaro Oo Caawa Heshay Laydhka 24ka Saac
  48. Ogaysiis: Ogaysiis.
  49. Bangiga Aduunka Iyo Dalka Itoobiya Oo Kala Saxiixday Heshiis Lacageed Oo Dhan $ 1.3 Bilion
  50. Shirkii Qiimaynta Waxqabadka Rubicii 1Aad Ee Degmooyinka Gobolka Jarar oo Furmay
  51. MW CMC Oo Xadhiga Kajaray Kuliyada Farsamada Gacanta Ee Magaalada Fiiq
  52. Kulan balaadhan Oo inka badan 40, Millyan Loogu Ururiyay Dadkii Soo Barakacay Ayaa Ka Dhacay Jigjiga.
  53. MW CMC Oo Xadhiga Kajaray Wadada Wayn Ee Iskuxidha Fiiq Iyo Mayu Iyo Buundada Udhexaysa Mayu Iyo Xarunta Gobolka Erer
  54. Abaabulka Waxbarashada Oo Si Balaadhan Uga Qabsoomay Degmada Dhagaxmadaw
  55. Xaflad Lagu Daah-Furayay Ol-olaha Talaalka Ka Hortaga Cudurka Dabaysha Oo Ka Dhacday Jigjiga.
  56. MW CMC Iyo Waftigii Balaadhnaa Oo Gaadhay Magaalada Fiiq Ee Xarunta Gobolka Erer
  57. Kulan Kusaabsan Ladagaalanka Kontrobaanka Oo Kadhacay Degmada Shiniile
  58. MW CMC Oo Amba Baxay Dhanka Gobolka Erer
  59. የኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ፕሬዚዳንት ከተለያዩ ህብረሰብ ክፍሎች ጋር በወቅታዊ ክልላዊና ሀገራዊ ጉዳዮች ተወያዩ፡፡
  60. Xafiiska Caafimaadka DDSI Oo Tababar Usoo Xidhay 40 Xubnood Oo Tababar Usocday In Mudo Ah.
  61. Kulan Lagaga Hadlayay Xaalada Horumarka Deegaanka Iyo Taakulaynta Dadkii Soo Barakacay Oo Ka Dhacay Jigjiga
  62. Ogaysiis: Ogaysiis.
  63. Tababar Loo Qabtay Dhalinyarta Shaqo-abuurka Loo Sameeyay
  64. Tababar Kor Loogu Qaadayay Garaadka Aqooneed Madaxiiseedada Maaliyada Iyo Beeraha Ee 15ka Degmo Ee Cusub Ee Kusoo Biiray Barnaamijka PSNP Oo Lasoo Gabagabeeyay
  65. Maareeyaha Guud Ee Shirkada Dhismaha Jidadka DDSI Oo Ka Warbixiyay Waxqabadka Shirkada.
  66. የኢ.ፌ.ደ.ሪ.የወጭ ጉዳይ ሚኒስተሪ ሚኒስተር በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልል ጎበኙ፡፡
  67. Wasiirka Arrimaha Dibada Dalkeena Itoobiya Oo Booqasho Kuyimid Xarunta Deegaanka
  68. MW CMC Iyo Waftigii Balaadhnaa Oo Dib Ugusoo Laabtay Xarunta Deegaanka
  69. Deeq Raashin ah Oo La Gaadhsiiyay bulshada DDSI Ee Ka Soo Barakacday deeganka Oromiya.
  70. President CMC and Delegation continue BBC Journey of Launching Long Boreholes at Ciid Area
  71. Xubno laga Soo Kala Xulay 93 Degmo Oo Tababar ’TOT’ah Loogu Soo Gabagabeeyay Kuliyada Xirfadaha iyo Tababarada Ee Magaalada Godey
  72. MW CMC Iyo Waftigii Balaadhnaa Ee Kujiray Socdaalkii BBC Oo Xadhiga Kajaray Ceelasha Dhaadheer Ee Laga Fuliyay Dhulka Ciid
  73. Xafiiska Waxbarashada DDSI Oo Dhamaan Gobolada Deegaanka U kala diray Kooxaha Abaabulka iyo Diwaangalinta Caruurta Da’da Waxbarashada Gaadhay.
  74. Socdaalkii BBC Iyo MW CMC Oo Xadhiga Kajaray Mashruuca Biyo Galinta Masaafada-Dheer wajigiisa 2aad Ee Birqod, Gunagado, Danood, Dig, Marsin iyo Gaashaamo
  75. Tababar Ku Saabsan Ka Hortaga Iyo Maaraynta Cudurka jadeecada Oo Lagu Soo Gabagabeeyay jigjiga.
  76. BBC Journey and President CMC Launching 2nd Round Water Supply Project at Birqod, Gunagado, Dig, Marsin, Danood and Gashaamo.
  77. Socdaalkii Lamagacbaxay BBC Iyo MW CMC Oo Xadhiga Kajaray Mashruuca Biyo-galinta Wajiga 2aad Ee Birqod, Gunagado, Dig, Marsin, Danood Iyo Gashaamo
  78. Kulan Lagaga Hadlayay Fulinta Qorshayaasha Gar-gaarka Bini-aadantinimada Oo Lagu Soo Gabagabeeyay Jigjiga.
  79. በኢትዮጵያ ሶማሌ ክልላዊ መንግስት ፕሬዝደንት የሚመራ የክልሉ ከፈተኛ አመራር ልዑካን ቡዱን ወደ ቀይ አፈር የተቆፈሩት የውሃ ፖሮጀክቶች አመሩ፡፡
  80. President CMC Traveled to Eid (Ciid) Area
  81. Munaasabado Lagu Taageerayo Hawlaha Horumarka Iyo Nabadgalyada DDSI Oo Ka Dhacday Qaaradaha Aduunka.
  82. MW CMC Oo U Ambabaxay Dhanka Dhulka Ciid
  83. Wasiirka Dhaqanka Iyo Dalxiiska DDSI Oo Ka Warbixiyay Qorshaaal Kor Loogu Qaadayo Dhaqanka Iyo Dalxiiska Deegaanka.
  84. Qalabka 'ICT'ga Oo Lagaadhsiiyay Qaarkamid Ah Degmooyinka Iyo Maamul Magaalooyinka DDSI
  85. Tababar Ku Saabsan U Adkaysiga Dhibaatooyinka Dabiiciga ah Oo Ka Furmay Jigjiga.
  86. Ogaysiis :Ganacsatada Iyo Qurba-joogta Deegaanka
  87. Horumarinta Magaalooyinka Dalka iyo Dadaalada Ku Aadan
  88. Tababar Loo Furay Macalimiinta Iyo Shaqaalaha Kuliyada Caafimaadka Jigjiga.
  89. Kulan kusaabsan Xalinta Khilaafkii Kadhashay Xuduudka Ay Wadaagaan Soomaalida Iyo Oromada Oo Kadhacay Caasimada Adhisababa
  90. President CMC Returned Back To The ESRS Capital Jigjiga
  91. Kulan Ku Saabsan Abaabulka Waxbarashada Sanad dugsiyeedka 2010TI Oo Ka Qabsoomay MM DH/buur
  92. MW CMC Oo Dib Ugusoo Laabtay Caasimada Deegaanka
  93. MW CMC Oo U kicitimay Dhanka Xarunta Dalka..
  94. Qiimayn Loo Qabtay Maamulada 229 Dugsi Oo Ah Dugsiyada Quudinta Leh
  95. Inaalilaahi Wa Inaa Ilayhi Raajicuun Aas Qaran Oo Loo Sameeyay Shacabkii somalida ahaa ee Lagu Xasuuqay Awaday.
  96. Notice on Awaday Khat is Poisened
  97. Magacaabis Cusub ..
  98. በኣወዳይ ጫት ላይ የወጣ አሠቹኳይ ማሳሰቢያ!!
  99. ማስታወቅያ
  100. የኢትዮጲያ ሶማሌ ክልል መንግሰት በኣወዳይ የተገደሉት ንፁሃን ዜጎች የተሰማቸውን ጥልቅ ሀዘን ገልፀዋል፡፡